SALAADA MAQRIB
WAKHTIGA SALAADA MAQRIB AY SO GASHO
1:- Salaada maqrib waxa ay soo gashaa marka ay qorraxdu dhacdo, wuxuu wakhtigeedu socdaa ilaa inta uu dhamaanayo casuusiga ka danbeeya marka ay qorraxdu dhacdo
2:- wakhtiga u fadli badan in latukado waa wakhtigeeda u horeeya oo ah qorraxdu markay dhacdo
3:- Rakcadaha la tukadona waa 3 Rakco
Comments
Post a Comment