SALAADA CASAR

 WAKHTIGA LA TUKADO CASAR
















1:- Casar wakhtigiisu waxa uu soo galaa marka uu noqdo hadhka qofku oo uu le,ekaado isagoo kalle, waxana wakhtigeedu uu dhamaadaa marka ay qorraxdu dhacdo.

2:- wakhtiga ugu fadliga badani waa wakhtigeeda u horeeya oo ah marka qofka hadhkiisu isagoo kalle le,kaado 

3:- Rakcadaha la tukadona waa 4 Rakco 


Comments

Popular posts from this blog

SALAADA MAQRIB

SALAADA SUBAX

SALAADA