SALAADA SUBAX

 WAKHTIGA UU SOO GALO SUBAX















1:- Subaxa waxa uu soo galaa waaga Runta ah markuu uu bilowdu, waaga runta ah iftiinkiisa waxa lagu yaqaan inuu fido, ilaa laga gaadhayo inta ay qorraxdu soo baxayso, haday so baxdo qoraxdu wakhtigi subaxa wuu baxay.

2:- Wakhtiga ugu fadliga badan waa markuu soo baxo waga iftiinkiisu ku faafo dacalka qorax soo baxa.

3:- Rakcadaha subaxu waa 2 Rakco 

Comments

Popular posts from this blog

SALAADA MAQRIB

SALAADA