SALAADA DUHUR

 WAKHTIGA LA TUKADO DUHUR













1:- Salaada duhur wakhtigeeda waxa uu soo gaala marka ay qoraxdu ka suusho ama ka leexato badhtanka samada, wuxuuna socdaa wakhtigeedu ilaa uu hadhka qofku uu noqdo ama le,kaado iskagoo kalle 

2:- Wakhtiga ugu fadliga badan ee lagaa rabo inaad tukado waa markay badhtanka saa uga suusho ilaa hal mar maaahane, markaa waxa fadli badan in la dib dhigo tukashadeeda ,waa marka kulka qorraxdu uu aad udaran yahay 

3:- Rakcadaha la tukadona waa 4 Rakcadood 

Comments

Popular posts from this blog

SALAADA MAQRIB

SALAADA SUBAX

SALAADA