SALAADA CISHE
WAKHTIGA UU SO GALO S.CISHE
1:- Cishe waxa uu soo galaa marka uu casaanka qorraxda ka danbeeya uu dhaco, ilaa habeenka kala badhkiisa 11:00 12:00 habeenimo ayaa ah wakhtiga ugu danbeeya cishe.
2:- Wakhtiga u fadli badan waa wakhtiga u horeeya oo ah marka casaanka qorxada ka danbeeya uu dhaco.
3:- Rakcadihiisu waa 4 Rakco
Comments
Post a Comment